Siirry sisältöön

Mashruuc-loogu talagalay waxbarashada dijitalka ah

Mashruuc- loogu talagalay waxbarashada dijitalga. Mashruucaan wuxuu bixiyaa tababar loogu tala galay haweenka asalkoodu yahay soo-galootiga iyo shaqaalo ku taqassusay hagitaannada dhaqamada kala duwan. Tababarada waxaa laqaban doonaa dayrta 2022 iyo gu’ga 2023. Tababarada waxa ey kordhinayaan waxbarashada iyo xirfadaha shaqo ee haweenka asal ahaan ka soo jeeda kuwa dalka u soo guuray. Waxa kale loo bandhigaa ka qaybgalayaasha luuqadda Finnish ee lagu isticmaalo dijitalga. Intaa waxaa dheer, kasoo qaybgaley waxaa la siiyaa hagitaan shaqsi u ah kaligood iyo hagitaan ku saabsan shaqo iyo waxbarasho oo loogu tala galay kulli.  

Tababar loogu talagalay dumarka asalkoodu yahay soo-galootiga

Mashruucu wuxuu qabanqaabiyaa tababaro kala duwan. Koorasyada tababarku waa Xirfadaha Dijital ah iyo Luuqadda Finnishka, Waxbarashada oo guriga laga dhiganayo, hammi waxbarasho iyo hammi shaqo.  

Tababarada waxa la qaban doona dayrta 2022 iyo guga 2023  

waxa kamid ah waxbarshada la dhiganayo: 

  • Wax ka sheeg xirfadahaaga  
  • Isticmaal kombuyuutar  
  • Luuqadda Finnishka  
  • Barashada xirfadaha iyo xirfadaha shaqo raadinta  

Macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan mashruuca:

Miia Heininen 

050 528 4820 

miia.heininen@diak.fi  

 

Johanna Tepsa 

050 3464668 

johanna.tepsa@sdo.fi  

Naga soo raac Instagram: @digillaopinportaille